Ratings & Reviews

Log In to review this item

Review Mahadhada iyo Waxqabadka Maxamed Xaashi Dhamac "Gaarriye"

Your Rating:
Not Yet Rated Not Yet Rated Not Yet Rated Not Yet Rated Not Yet Rated
Lulu Sales Rank: 50701
Log In to rate this item
. . . . . Not Yet Rated  

1 Person Reviewed This Item

. . . . . No Rating  
Sep. 30, 2007 By Abdirahman Farah
"Mahadhada iyo Waxqabadka Maxamed Xaashi Dhamac "Gaarriye""
. “Marka la eego sida ku-hadalka iyo ku-faanka afka Soomaaligu ugu sii yaraanayo Soomaalida qorbajoogga ah, iyo xataa sida Soomaalida ku nool dalalka Soomaaliga lagaga hadli jirey ay u doorbidayaan in ay afaf kale ku hadlaan ama wax ku qoraan, waxa cad in af Soomaaliga ay ka muuqato astaamihii afafka khatarta ku jira. Haddii aan loo gurmanna, af Soomaaligu waxa uu ku biiri doonaa afafka lumaya. Buuggan la magac baxay Mahadhada iyo Waxqabadka Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye” ee uu qoray Cabdiraxmaan Faarax “Barwaaqo” wax weyn ayuu ka tari doonaa sidii loo hakin lahaa khatarta ku soo socota afka Soomaaliga. Markii aan... More > akhriyey miisaanka suugaanta ee “Gaarriye” iyo gabayadiisa, iyo faahfaahinta qoraha buugga, waxaaba markii ugu horraysay igu soo dhacday in aan baran karo sida loo gabyo oo aan weliba gabayaa noqon karo. Waxa aan filayaa in akhristayaasha buuggani ay iiga markhaatiniqi doonaan dareenkaas. Aad baan ugu mahadinayaa Cabdiraxmaan “Barwaaqo” qoridda buuggan faa’iidada badan leh.”


Dr. Hussein Ahmed Warsame
Accounting Area Chairman
Haskayne School of Business
University of Calgary, Canada
< Less

You Recently Viewed

[Loading...]
 

Product Details

ISBN 978-0-9699009-4-8
Copyright A.A.Farah "Barwaaqo" (Standard Copyright License)
Edition First edition
Publisher Hal-aqoon publishers
Published April 4, 2008
Language Somali
Pages 284
 
Binding Perfect-bound Paperback
Interior Ink Black & white
Dimensions (inches) 6.0 wide × 9.0 tall

Tags

Log In to tag this item

Tag This Item

Separate tags with commas, e.g. "monkeys, beans, fiction"
There are no tags for this item.

Listed In

Poetry