Buuggani wuxuu awood inoo siinayaa inaynu af Soomaali ku baran karro kagana hadli karro Kumbuyuutarka iyo wixii la xidhiidha, kaasoo ay markii hore adkayd in af Soomaali lagaga hadli karo.
Waxa kale oo uu awood inoo siinayaa inaynu markii u horreysey yeelanno furahayeenno af Soomaali ku qoran, iyo weliba inaan si hawl yar u soo hal-tebsan karro qormayaasha kala duwan ee kumbuyuutarka hadda lagu adeegsado.