Show Bookstore Categories

Dhambaal

ByCabdiraxman (Xiddig) Maxammed Cabdulle

Usually printed in 3 - 5 business days
Noloshu wey dhacdooyin badantahay. Dhacdooyinkaasina marba weji ayeey ku yimaadaan. Qaar wey ku murugo geliyaan. Qaarna wey ku farxad geliyaan. Qaar wey kaa oohiyaan. Qaarna wey kaa qosliyaan. Qaar wey ku xanuun geliyaan. Qaarna wey ku xiiso geliyaan. Qaar wey kaa yaabiyaan. Qaarna waad la qabsataa oo caadi ayeey kuu noqdaan. Si kastaba ha ahaatee, buugan yar waxa ku qoran sheekooyin gaa-gaaban oo ka sheekeynaya dhacdooyinka nolosha. Sheeko waliba waxa ay xambaarsantahay dhambaal ka mid ah dhacdooyinka nolosha.

Details

Publication Date
Jan 9, 2015
Language
Somali
Category
Fiction
Copyright
All Rights Reserved - Standard Copyright License
Contributors
By (author): Cabdiraxman (Xiddig) Maxammed Cabdulle

Specifications

Pages
49
Binding
Perfect Bound
Interior Color
Black & White
Dimensions
US Trade (6 x 9 in / 152 x 229 mm)

Keywords

Ratings & Reviews