Shop

Ratings & Reviews

Log in to review this item
Lulu Sales Rank: 213300
3 People Reviewed This Product
  • By Aanas mahdi aadan
    May 8, 2018
    Qorista buug la qoraa waa shay aad u sahlan, se waxa dhib badan inaad wax ka qori kartid qodob taabanaya duruufta bulshadadaa ku gadaaman, buuga kas iyo karaan waa mid koobsaday waxyaala badan oo bulshadu haraad badan u qabtay waliba bulshada qaybteeda nugul uguna tirabadan bulshada waa dhalin yaradee, runtii asker waxaad doortay mawduuc aad loogu baahnaa in lays dul taago oo wax badan bulshada looga iftiimiyo. ugu danbeyn amaan dhamnteed iyo hambalyaba waxa iska le qoraaga buuga oo wakhti badan galiyay si loo helo buugan qiimaha badan le,sdaas o kale waxan rajaynayaa inay akhristayaashu iyaguna wakhti badan galin doonaan akhriskiisa sida uu qoraaguba wakhiga badan u galiyay diyaarintiisa.
  • By Jibril Jirde
    May 6, 2018
    Buuggan KAS iyo KARAAN, waxa uu dhab u taabanayaa duruufaha nololeed ee la derisay bulshadeena gaar ahaan dhallinyarada. Waa buug ka digaya dhibta iyo dhaawaca ka soo gaadha dhallinyarada duruufaha ku hareersaysan ee ay la nool yihiin, kuna dhiirrigalinaya han sarreeya, himilo fog iyo in aanay is dhiibin ee ay yeeshaan dhabar adayg ay kaga gudbaan marxaladaha adag ee soo waajaha. Qoraagu waxa uu ku qoray buuggan luqad fudud, oo qof waliba fahmi karo. Iibso oo akhri, waa hubaal in aad dareemi doonto isbaddel weyn.
  • By Ibraahin Hawd
    May 5, 2018
    Ma jiro cod iyo cudud ka weyn, marka ay dhallinayaradu is-aaminto. Buuggan wuxuu marag cad u yahay in tabashada iyo dareenadda qarsoon ee dhallinyarada aanay jirin cid ka warbixin karta si dhammaystiran, oo aan ahayn dhallinyar. Buuggan waa mid shillis oo si aftahamo yaab badan loo hal-abuuray. Waxa uu ka bixinaya sawir dhab ah duruufaha kakan ee ay la nool yihiin dhallinyaradda Soomaalida,qaran-joog iyo qurbe-joogba. Farriintadu waxa ay tahay, iibso buuggan, dhuux nuxurka ku duugan, dabadeedna ka fal-celi.
Refreshing...
There are no reviews for previous versions of this product
Refreshing...

Product Details

ISBN
9781387783175
Edition
First Edition
Publisher
Cabdiqaadir Dayib Askar
Published
May 5, 2018
Language
Somali
Pages
226
Binding
Perfect-bound Paperback
Interior Ink
Black & white
Weight
0.52 lbs.
Dimensions (inches)
4.25 wide x 6.88 tall
Product ID
23631335
Report This Content to Lulu >

Moderation of Questionable Content

Thank you for your interest in helping us moderate questionable content on Lulu. If you need assistance with an order or the publishing process, please contact our support team directly.

How does this content violate the Lulu Membership Agreement?

Keywords

Listed In