Show Bookstore Categories

Waa Maxay Autism iyo Xaaladaha La Xidhiidha?

BySiciid M. Xuseen

Usually printed in 3 - 5 business days
Buuggani waxa uu ku saabsan yahay Autistic Specrtrum Disorder (ASD), oo ah Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, taas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo ama u dhexgalayo bulshada ku geddaaman, ama uu la nool yahay. Autism waa cudur maskaxda ku dhaca oo uu Ilmuhu isaga uun isku mashaquulayo oo aanu ogeyn dadka la jooga ama waxyaabaha hareeraha kaga wareegsan. Autistic Spectrum Disorder (ASD), waa Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, taas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo ama u dhexgalayo bulshada ku geddaaman ama uu la nool yahay

Details

Publication Date
Jun 9, 2017
Language
Somali
ISBN
9781387051557
Category
Personal Growth
Copyright
All Rights Reserved - Standard Copyright License
Contributors
By (author): Siciid M. Xuseen

Specifications

Pages
222
Binding
Perfect Bound
Interior Color
Black & White
Dimensions
A5 (5.83 x 8.27 in / 148 x 210 mm)

Keywords

Ratings & Reviews