Quraafaadka Faaliyuhu Ma'ahan Qowl Ilaah
This ebook may not meet accessibility standards and may not be fully compatible with assistive technologies.
Horudhac
Mgagaca Ilahey ee naxariista guud iyo mida gaarka ah.
Qormada sheekadan loogu magac daray Quraafaadka Faaliyuhu Ma'ahan Qowl Ilaah waa sheeko dhab ah oo ka hadlayso aayaha nolasha halki ay ku danbaysay gabar Somaaliyeed oo la yiraa Maryan tan iyo inti laga soo helay iyada oo aad u itaal daran meel cidla ah ee dhanka koofureed kaga aadan magaalada galkacyo waqtigii ay waddanka somaliya ka dhacday abaartii dabadheer 1974.
Magacyada shakhsiyaadka sheekadan ku jiro iyo goobaha dhacdooyinka qaar ka mid ah iyaga waa la mala awaalay, mana'ahan magacyadi runta ahaa ee dadki doorka ku lahaa dhacdada sheekadan. Waxaa kale oo sheekadan si gaar ah looga shaqeeyay tartiibka sheekada guud ahaan iyo isku dabaridada dhinaca soo qaadashada qeybaha duruus wax lagu qaato u noqon karo bulshada Soomaaliyeed guud ahaan iyo cid walbo oo fursad u hesho in ay aqrisato sheekadan iyo gaar ahaan dhalinyarada oo uu aad u anafcayo duruus ahaan.
Details
- Publication Date
- May 29, 2012
- Language
- Somali
- ISBN
- 9781105828348
- Category
- Fiction
- Copyright
- All Rights Reserved - Standard Copyright License
- Contributors
- By (author): Abdallah Moallim
Specifications
- Format
- EPUB