
Qormo lagu kala baxay oo ku Saabsan Farshaxanka Cishqiga lagu Helo
This ebook may not meet accessibility standards and may not be fully compatible with assistive technologies.
Akhbaarta aan meeshaan ku soo qoray waa mid aan ka helay waayo aragnimo dheer oo saldhigatay odoros iyo ku shaqayn wixii la odorsay; marka ka macaash arintaan. Waxaan kuu rajaynaayaa wanaag. Digniin: jaribidda waxa meeshaan ku qoran waxaad ku jarribaysaa jeebkaaga; wixii ka soo gaara shaqadayda ma aha. Sida anigaba dhibka iyo wanaagga iga soo gaaray ay tahay arin aniga ii taala; walow la dhihi karo, adna hadda sida muuqata waxaa laga yabaa inaad ka macaashtid waxaan meeshaan ku soo qoray; inay dhibaato ka soo gaartana ma aha mid meesha ka maran.Qof walbow naftaa, Nabiyow, NNKHA, Ummaddaa.
Details
- Publication Date
- Apr 1, 2014
- Language
- Somali
- ISBN
- 9781312060012
- Category
- Fiction
- Copyright
- All Rights Reserved - Standard Copyright License
- Contributors
- By (author): Samatalis Xayle
Specifications
- Format
- EPUB