Yoogada Islaamiga ah iyo sida loo Suubiyo

Yoogada Islaamiga ah iyo sida loo Suubiyo

BySamatalis Xayle

This ebook may not meet accessibility standards and may not be fully compatible with assistive technologies.
Muraaqabada Suufiyada cusboonaysiisan, ama iskorjoogtada Suufiyada waa hab kuu sahlaaya inaad xaaladda taagan caqliyaysid, bacdina aad ka bixisid fikir ama fal ku habboon. Iskorjoogto waa qaab loo adeegsan karo in la isku nadiifiyo bacdina waa cusub lagu bilaabi karo. Saas oo kale, waa aalad loo adeegsan karo in lagu xamaasho, oo bacdi quutul duruuri lagula soo baxo ayadoo laga shaqaynaayo shaqo qofka ku habboon, ama guud ahaan waa aalad wax fiican lagu qabsan karo, laguna qabatiimi karo, Ilaahayna lagu baran karo iyo abuurkiisa.

Details

Publication Date
Jun 30, 2013
Language
Somali
ISBN
9781304186324
Category
Personal Growth
Copyright
All Rights Reserved - Standard Copyright License
Contributors
By (author): Samatalis Xayle

Specifications

Format
EPUB

Ratings & Reviews