WAXBARIDA CARRUURTA
Dieses E-Book entspricht möglicherweise nicht den Standards zur Barrierefreiheit und ist eventuell nicht vollständig mit unterstützenden Technologien kompatibel.
Waxbarida carruurtu waa wax dhib-badan, waxay u baahan yihiin sabir iyo illaalin. Taasna waxaa ka dhalanaysa in carruurta qaarkood u baahan yihiin in loo la dhaqmo si naxariis iyo dhawrsin leh, mana jecla carruurtu in codka kor loogu qaado oo lagu qayliyo, haddiise loola dhaqmo sida ka soo horjeeda siddaas waxaa markaa ka dhalanaysa madax adaygnimo. Carruurta qaarkoodna waxay u baahan yihiin cid ku ad-adkaata iyaga laakiinse adadkaantaasi ma dhaafi karto xadkeeda loogu tala galay, haddiise ay dhaafto waxay sababi kartaa inuu ilmuhu noqdo mid macangag ah oo waxa feejignaana (ama dhagaysi iyo dhag jalaq u siin ah) aan siinayn waalidkii markay wax uu sheegayaan ama u tilmaamayaan
Details
- Veröffentlicht am
- Oct 2, 2011
- Sprache
- English
- Kategorie
- Kinder
- Copyright
- Alle Rechte vorbehalten - Standard-Urheberrechtslizenz
- Autoren/Mitwirkende
- Von (Autor): Abu Bakr As-Somali
Spezifikationen
- Format