Jannada Raxmaanka

Jannada Raxmaanka

DiAbdulaziz Mohamed Oogle

Questo ebook potrebbe non soddisfare gli standard di accessibilità e non essere pienamente compatibile con le tecnologie assistive.
itaabkan Jannada Raxmaanka waxa uu soo bandhigayaa nolosha rasmiga ah ee daarta Aakhiro. Dadka mu'miniinta ah waxa Ilaahay u diyaariyey janno aan il arag, dhagna maqlin, qalbi aadamana aan kusoo dhicin. Kitaabkan Jannada Raxmaanku isagoo xiganaya kutubada asalka u ah diinta Islaamka sida Quraanka iyo kutubta lagu diiwaangaliyey sunnada rasuulka (scw) wuxuu si qodobaysan oo aad u fudud usoo bandhigayaa nicmooyinka jannada, darajooyinka jannada, dadka galaya jannada, xuural caynta jannada iyo sifooyinkooda, caruurta jannada, guryaha jannada, dadkii jannada loogu bishaareeyey rag iyo haweenba. Waxa kale oo kitaabkani ka jawaabaya dhawr su'aalood oo baahi wayn loo qabo in laga jawaabo, waxa su'aalahaas kamida: Nimanka iyo gabdhaha keebaa Jannada ku badan? Jannadu miyey jirtaa iminka mise waa la abuuri doonaa? Jannadii nabi Aadam xagay ku taalay? Niman xuur cayn ah ma jiraan?

Dettagli

Data di pubblicazione
Jun 17, 2019
Lingua
Somali
ISBN
9780359731848
Categoria
Religione & Spiritualità
Copyright
Tutti i diritti riservati - Licenza di copyright standard
Collaboratori
Di (autore): Abdulaziz Mohamed Oogle

Specifiche

Formato
PDF

Recensioni e Valutazioni